Home Wararka Faransiiska Madaxweynaha Faransiiska oo cambaareeyay “ixtiraam darro lagula kacay xaaskiisa”

Madaxweynaha Faransiiska oo cambaareeyay “ixtiraam darro lagula kacay xaaskiisa”

40
0
SHARE

http://kelly.ninja/venue/budweiser-events-center-tickets-for-sale.aspx Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa cambaareeyay dhiggiisa dalka Brazil Jair Bolsonaro, isaga oo sheegay in uu si “qalafsan” uga hadlay marwada koobaad ee Faransiiska.

http://unseign.com/crochet-patterns/ridged-wrist-warmers/?share=email Qof taageersan madaxweynaha Brazil ayaa ku jeesjeesay xaaska Macron Brigitte oo 66 jir ah, iyadoo qofkaasi uu Facebook-ga soo dhigay qoraal.

Qoraalka Facebook waxaa la socday sawirka xaaska madaxweyne Bolsonaro, Michelle Bolsonaro oo 37 jir ah, kaas oo da’ ahaan liddi ku ah midka marwada koobaad ee Faransiiska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here